Maxaa ku khasbaya in qofku uu yiraahdo: wixii aan idin soo gudbiyay share gareeya!!!

Inta aadan waxba sheegin waxna qorin kuna oran dadka share gareeya, waa in aad marka hore iska soo hubisa waxa aad sheegayso ama aad qorayso, kuwa sharka soo gudbiya iyagu xaalkoodu waa cad yahay, aakhiro dan kama lahan, Allahna kama baqaan, haseyeeshe waxaa la yaab leh kuwa khayrka soo gudbinaya oo haddana dadka ku yiraahda: … Continue reading Maxaa ku khasbaya in qofku uu yiraahdo: wixii aan idin soo gudbiyay share gareeya!!!